Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


war qad furan oo ku socota madaxda ururka UMADDA by ibnu cilmi bushaale


(Hadhwanaagnews) Monday, October 15, 2012
assalaamu calekum salaan kadib waxaan halkan mahad celin baladhan uga diraya dhamaan bahda warbaahinta

assalaamu calekum
salaan kadib waxaan halkan mahad celin baladhan uga diraya dhamaan bahda warbaahinta sharafta leh meel kasta ay joogaan

waxaan maanta qalinka uqaatay in aan halkan uga diro talo iyo tusaaleeen waano iyo suaalaba haday ii suurta gasho
waxa aynu la wada soconaa tan iyo intii lagu dhawaaqay furashada asaaxbta siyasaad wxa soo baxayay ururo kala duwan
waxa samaysmay ururka umadda ee uu hogaanka ka yahay dr gaboose
wakhtigaas ilaa hada waxa ay shacabka s/land is waydiiyaan


qaabka guud ee ururka umadda haday tahay dhankiisa siyaasi iyo haday tahay dhankiisa bulsho beeleed ee s/land

waxaynu wada ogsoon nahay in ururuka umadda yahay shaqsi kaliya ooo socda kaas oo ah hogaanka dr gaboose
marka aad eegto ururuka umadda  si waynna u dhuuxdo deegaamada s/land waxa kaaga muuqanaya in an loo wada dhamayn oo beelaha s/land  aanay kaba muuqan haba yaraatee hday tahy siyaasiyiintoda iyo wax garadkooda iyo aqoonyahankoodaba
waxa meesha ka madhan xataa beesha uu drgaboose kasoo jeedo oo iyana aanba lasocon ururka umadda iska badaa beelaha kalee
waxa taas sii dheere dr gaboose sxb badiisa kale ee siyaasada ku cusub ee dadka iyo dalka aan laga aqooonin waxaad moodaa in ay yihiin ragg aan usoo tafa xaydan dalkan in ay wax u qabtaan
kaliya ay yihiin ragg xil raba mansab dawladeed
waxaynu wada ogsooneen intii ragg ama masuul ee umadda ka baxday mid wlabaa mansab kale ayuu ka helay xukuuumada
kiii ugu danbeeyay oo ahaa gudoomiye ku xigeenka sadaxaad oo galay xukuumada mansab ayaa loogu baaqay ayaay yidhaahdeen madax kale oo kadaba hadashay
waan la yaabay kelmaaadaas ee uu jeediayay gudoomiye ku xigeenka koowad ee ururka ummadda
cabdirashiid maxamed cali
run ahaantii sida uu ninkasi u hadalay waxaaad moda in uusan bisayl siyaasadeed ka muuqan oo aanad moodin nin han wayn oo siyaasi leh
kelmada uu ka hadalay wax kamdi ah xukuumada ooo lacag nala daba tagan iyo xil fara galina nagu haysa

waxaanb leeyahy miyanaad ogayn in ururkii nasiye  sidaas lagu baa biayay ba
meesha seef siyaasadeed ayaa layskula dhax jiraa qoortaa layska jarayaa wax walbana waa laysula soo badheedhi waa in aad giijisataan amaankiina umadday
lana timaadaan ragg dalkan iyo dadkan wax uqabta oo is badal dhab ah keena
lkn maya ragga xil raba oo mansab iyo magac doon ah ooo bood booda

talo

aniga wxaan dhamantiinba idiinkuala talin laha in aad qaabka siyaasada badashaan waayo waxaa isaga kiin qaldan inaad tihiin urur ama xisbi waxaad kala garan la dihiin sxb bayaal hananka saxda ah ee siyaased tartankana loogu jira
waan si gooniya idiin leeyahay sxb bayaal
ururkiina waa in uu ka muuqdaa dhamaan beelaha s/land heshana kalsoonidooda
waain ururku ka dhax muuqdaan rag la garanayo oo dalkan wax usoo qbatay waxna uqban doono kana dhab atahay is badalku aaanan rabin xil
hogaanka ururuka dr gaboose  waxaan filaya isag si wayn baa loo garanaya oo dabeecdiisa yanu ka wad dharagsan hay isma badalayo

by ibnu cilmi bushaale
cilmi308@hotmail.com

********************************************************

Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.