Anigoo ah muwaadin reer Somaliland oo qurbo joog ah waxaan u arkaa faankooda in aan waxba ka jirin, kol haday maciishadii shacabku cirka marayso, oo dhaliyaradii
ay shaqo la?dahay , reeraha qaar baa mar kaliya dabka wax loo saaraa, qaarna maba saaraan ba, hadaba maxaydin ku faani, hadii shacabkii bakhtiyo idinkuna aad raaxo
ku jirtaan iyo booli urursi, ilaahay baa kala xisaabin umaddan laakiinse weli may iman dawladii shacabka dhibaatada ka saari lahayd .
Ilaahayow umaddan reer Somaliland ee Samirka badan u keen dawlad iyaga u adeegta, maaha mid shacabku u adeegaan sida tan Siilaanyo, oo balanqaadkoodii been uu
class=MsoNormal align=justify>Noqday .
Ahmed Abdi Adan
Riyadh, Saudi Arabia
********************************************************
Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga