Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Guddoomiyaha Xisbul Xaakimka Kulmiye Oo Dalka Ivory Coast Kaga Qayb Galaya Kulan Muhiim ah, Dalkana Maanta Ka Anba-baxay


(Hadhwanaagnews) Monday, October 15, 2012
Waxa aan ka qayb galayaa kulan dalalka ay ka jiraan xisbiyadda dimuqraadiga ahi, kaas oo ka dhacaya dalka Ivory Coast sanadkii 58-aad? ayuu yidhi.

Hargeysa (HWN) Guddoomiyaha Xisbul Xaakimka Kulmiye Mujaahid Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta u anba baxay dalka Ivory Coast Oo uu kaga qayb galaya kulanka 58-aad ee xisbiyadda Dimuqraadiga ah.

Kulankan oo lagu soo marti qaaday, ayaa ka hor intii aanu garoonka diyaaradaha ee Magaaladda Berbera aanu ka dhoofin, waxa uu warbaahinta uga waramay kulankaas, waxaanu xusay in uu yahay kulan lagu soo marti qaaday xisbiga Kulmiye.


FONT-SIZE: 16pt">Waxa aan ka qayb galayaa kulan dalalka ay ka jiraan xisbiyadda dimuqraadiga ahi, kaas oo ka dhacaya dalka Ivory Coast sanadkii 58-aad? ayuu yidhi.

Dhinaca kale waxa uu waxa aad ugu nuux-nuuxsaday in xukuumadda ka dhalatay xisbiga Kulmiye ay ku talaabsatay guulo wax ku ool ah ?Xukuumaddu waxa ay ku talaabsatay horumar, dadka leh dawladaha hoose jidad bay dhisayaan waxa aan leeyahay horeba saw uma jirin, maxay u dhisi waayeen? ayuu yidhi.

Hadhwanaagnews/Office

Hargeysa/Somaliland

Contact@hadhwanaagnews.com

 


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.