Mashruuca Dhismaha Madaarka Burco: Fadlan ka qaybqaado Dib u dhiska Madaarka Burco $5 Dollar iyo $10 Dollar oo murshaharkaaga aad uga soo Jarto ayaa wax weyn ku kordhinaya Dhismaha Madaarka.
Qurbajooga , aqoonyahanka, siyaasinta ,Culimada, haweenka iyo Dhalinyarada Muwaadiniinta ah ee reer Somaliland amaba reer Togdheer waxa Guddiga dhismaha madaarka Burco ka codsanaysaa in ay ka qaybqaataan Tabarucaadka loo ururinayo madarka ee lagu dhisayo madaarka Caalamiga ah ee Burco, adigoo ku soo hagaajinaya Account yada Boodhkan kaaga Muuqda.