Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Jawaab habdhaqanka siilaanyo iyo xirsi by cali mahad


(Hadhwanaagnews) Saturday, October 20, 2012
Waxaa ku badan qormooyinka jaraaidka somalilnd aragtiyo caadifadaysan oo halbeegu yahay xirsi , xirsi . xirsi

Waxaa ku badan qormooyinka jaraaidka somalilnd  aragtiyo caadifadaysan oo halbeegu yahay xirsi , xirsi . xirsi  horta waxaan maanta ogaadey xirsi inuu yahay nin raganimadiisu aad u badan tahay maxaa yeelay horaa loo yidhi hadaad aragto nin dadku wada hadal hayaan waa nin  raganimo badan laakiin hadaad aragto nin  aan cidiba soo hadal qaadina  waa nin liita 


waxaa nasiib daro ah marka arintu noqoto wixii xunba xaawa leh iyo eedaymo aan loo meel deyin qoraaladaa xajiimaysan weli kuma arag arin keliya oo la leeyahay qodobkaa dastuurkeena  ah ayuu jebiyey wasiir xirsi  markii aan ta arki waayey waxaa ii soo baxday in raganimadaa xirsi loo quudhi waayey 

hadaan u soo noqdo jawaabta  maqaalkaygan

yar  labada nin ee uu soo qaatay qoraha maqaalkani wax alaale wax ka jiraa ma jiraan  ninka uu sheegayo ee berbera yimi xirsina isku beel ma ahayn siilaanyona isku beel ma ahayn wax ay wadaageena ma jirto  , hadaad wax cambaaraynaysana waxaa kaaga qurux badnayd adigoo wax run u dhow sheega  hadaan runta kusii dhowaadana  wasiir xirsi allah magaciisa ha raajiyee waxay isku beel ahaayeen nin afaafka hore ee berbera fadhiyi jirey ee baada iyo cashuurta halkiisa loogu geyn jirey ninkii garanayaa garanayee

madaxweyne siilaanyana waxay isku beel ahaayeen gabayaagii weynaa ee salaan carabey iyo ninkii daraawiish jebiyey ee ina shixiri , markii uu sayid maxamed cabdulle xasan ku calaacalayey 

COOMAADAYAAL DUULAYAY CADAN KA KEENEENE
CIRKII IYO DHULKIIBAYS QABASADAY CADHADHAQDOODIIYE

taariikhda meela kama soo galaan taariikh xun labadaa masuul run hadii lagu wada hadlayo maantana somaliland ayay hogaamiyaan waxa ay qabteena waa la og yahay  raganimadoodana bulshada dooratay  aya qori  mana fiicna  waxaan jirin in warbaahinta la siiyo 

wabilaahi tawfiiq
cali mahad
boorama
 

********************************************************

Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.