Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


C/risaaq Suudi hadaanu ahayn reer Gabiley Xaalbaan ka bixinayaa by Isaaq Bashiir.


(Hadhwanaagnews) Saturday, October 20, 2012
Waxaan halkan Xaal ka siinayaa qormadaydii cadhada badnayd ee aan kula dul dhacay reer Gabiiley anigoo moodayey in malmaluuqe

Waxaan halkan Xaal ka siinayaa qormadaydii cadhada badnayd ee aan kula dul dhacay reer Gabiiley anigoo moodayey in malmaluuqe C/risaaq Suudi Nuur yahay reer Gabiley iyadoo ay hore noogu badatay dadka mana sheegta ee isku sheega inay kasoo jeedaan Gabiiley.Waxaan ka codsanayaa inay reer Gabiley iga raali ahaadaan oo ay isoo cafiyaan.

C/risaaq Suudi haduu ka hadlayo Timir Ducaale runtii markaan eego sawirkiisa isagaa wuxuu iila muuqdaa Abaal laawe oo waxaan sawirkiisa ku xusuustaa wixii xun oo dhan marka lagu daro Abaal la aanta Bisada lagu sheego,hada waa markaad sawirkiisa eegto.Anigu ma ihi nin difaacaya Madaxweyne

Siilaanyo oo isagaa ilaaq dalbaday laakiin waxaan isku dayaa inaan ixtiraamo dadka mucaaradadoodu ay leedahay meel ay ku aroorto waxaanan jeclahay inaanan ogolaanayn eed been ah oo loosoo jeediyo Xisbiga Kulmiye,lagana yaabo inaan meelkale u digo rogto.waxaan kula talin lahaa Mr suudi inuu sawirkiisa iyo qoraalkiisaba waxweyn ka bedelo waa hadii aynu doonayno inaynu si caafimaad qabta wararka u wadaagno mareeguhuna kuwo xiiso leh u noqdaan.

Hadii aad beesha Bariga Burco ii qaadateen waad la weydeen.Arinka C/risaaq weli halkii baan ka taaganahay oo aan ku adkaysanayaa waxaanan leeyahay soo barbaar.

Nin habari dhashay hal maseegi waayo.inaan gefeyna waan gartay.

Isaaq Bashiir.

bashirishaq70@gmail.com

********************************************************

Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.