Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Warbaahinta Madaxa Banaan ee Ismaamulka Somalida Ethiopia Oo Baahisay Xil Ka Qaadista Madaxweyne Cabdi Cumar


(Hadhwanaagnews) Sunday, October 21, 2012
Madaxweynaha Ismaamulka Ethiopia ayaa maalmihii ugu dambeeyay si weyn loo hadal hayay in uu xilkiisa waayi doono

Hargeysa (HWN) Wararka laga helayo deegaanka soomaalida Ethiopia ayaa sheegaya in xilkii laga xayuubiyay Madaxweynihii Ismaamulka Dalka Ethiopia  Md. Cabdi Maxamuud Cumar.

Warkan oo lagu faafiyay qaar ka mid ah mareegaha laga leeyahay  ismaamulka Somalida Ethiopia ayaa waxa ay intaasi ku darayaan in aan hadda la garanayn sababta ugu weyn ee xilka looga xayuubiyay Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar.



class=MsoNormal>Madaxweynaha Ismaamulka Ethiopia ayaa maalmihii ugu dambeeyay si weyn loo hadal hayay in  uu xilkiisa waayi doono ka dib markii ay cabashooyin badani ka yimaadeen dadyoowga ku dhaqan deegaamadda uu ka taliyo, balse si dhab ah looma oga xil ka qaadistiisa.

Hadhwanaagnews/Office

Hargeysa/Somaliland


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.