Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


HADII AAD WAX SAXAYSO MARKA HORE ADIGU NAFTAADA SAX by


(Hadhwanaagnews) Sunday, October 21, 2012
Dhamaan bahda saxaafada waan idin salaamay inta badan waxba ma qoro laakiin

Dhamaan bahda saxaafada waan idin salaamay inta badan waxba ma qoro laakiin 

  markaan arko arin ka hadalkeed baan u yara holadaa anigoo is leh wax sax waxan arkay 
maqaal uu qoray cabdilaahi biixi oo cin yahay TALO KU SOCOTA TAAGEERAYASHA LABADA URUR 
  UMMAD IYO WADANI runtiise ah maqaal uu u dirayo reer waxan odhan lahaa labada urur dhamaan beelaha somaliland 
ku abtisadaa ku jira hadii aad reerkaas talo siinaysidna inaad siday tahay usiisay ahayd adigoo isleh wax sax hadii aad adna 
sinbiriirixooto waa khalad raga aad magac dhabtay iyo gudoomiyaasha labada ururba waa isku mid bulshadana runtii 
way garanaysaa ismaaciil yre waxaad tidhi dalkaa loogu soo galay isgoo xabada

ridaya ,faysala jaajuus o ucid ah jamaala waad raacisay 
   cirona wuxuu ahaa safiirki siyaad bare ee ussR .MIDOWGA SOOFIYETI RUUSHKA DHAMAAN TOOD WAA ISMA DHAANTO IYO 
DHASHED gaboosane wuxuu ahaa dhaqtarkii siyaad bare oo waliba buur dhuubo ula qaxay umada somaliland inta damiirka leh ee wax garanaysaa
 way garanaysaa xaalada somaliya ay maanta joogto waxan anigu qaladka saaraa gaboose oo ahaa dhaqtarkii siyaad bare 188 ayaan berbera 
ka cararay amaan daro awgeed anigoo kuray ah xamar baan tgat 1998 markii uu shika galay siyad bare oo maanta ay tahay xiligii 
uu xukunka qabsaday 21 kii oktoobar isagoo dhaqtarka yaala ayaa waxaa shiray golihii kacanka shantii golaha sare iyo taliyaashii ciidamada 
 oo uu ku jiro maslax maxamed siyaad bare iyo dhamaan safaaradihii tunka weynaa sida usa, jarmalka talyaaniga, iyadoo dalka laga shiraayo xaalda 
madaxweynaha dagaalna ka socdaan waqooyiga si loo soo afjaro colaada isbedela loo helo dadku ogol yahay shantii golaha sare waxay soo jediyeen inaan siyaad bare caafimaadkiisu wanagsanayn inuu xilka wareejiyo ,maslaxna waa ayiday isgoo ahaa taliyii markaa ciidamada ugu sareyey 77
   dhamaan dawladiina waa ku raaceen waxaa laysla gartay in xukunka loo dhiibo

1. ismaaciil cali abokor 
2, ama xuseen kulmiye 

madaxweyne nimada maslaxna madaxweyne ku xigeen noqdo sidaana ururada dagaalamaya lagula hadlo dalkana doorasho ?aga hirgeliyo 
  maxamed siyaad bare markii arinkii loo sheegay wuu diiday laakiin awoodmuu lahay oo ciidankii maslax baa ka haysta wuxuuna yiri xoog baan kaga wareejinayaa taasna waa ladiiday oo dhib kalaa laga baqay wuxuu isa soo taagay waan shaqayn karaa waana caafimaad qabaa yaa cadaynaya 
 caafimaadkiisa dawladuu shrciga ka boodi mayan waxay noqotay hala weydiiyo dhaqtarkiisa dadku markaa ma aqoon gaboose sida la sheegi jiray 
siyaad barena uma aqoon nin isaaqa gaboosaa loo yeedhay xaalda madaxweynaha ka war bixi baa la yir iydoo loo sheegay arinku siduu yahay 
 muxuu ku jawaabay ..yaab WAA CAAFIMAAD QABAA WAANA SHAQAYN KARAA ...... MAXAA LAGU NISBAYN KARAA DHAQTAR DAACADA ,,,,,,,,,,,,,,,,, HADII uu maalintii odhan lahaa ma shaqayn karo waxay noqon lahayd in xilka laga tiriyo 
waayo dastuurka ayey ku taal sababaha uu madaxweyne xil ku wayi karo 

xil gudasho la,anna 

caafimaad daro ,musuq maasuq, halkaa ay maanta taagan tagay ma taagnaaten somaliya miyaanu dhbaatada markaas wax ku lahayn 
  gaboose .................... 
muwaadin maxaa ku geeyey dahabshiil wa muwaadin shacab ah siyaasad ku jirin madax banaan umadiisa u shaqeeya 
  musshaharkana wuxuu siiyaa ,somaliland ciidamadeeda ila shaqaalaha ,somaliya .jabuuti ,itoobiya ,sax khalad 
aan kuu jilciyo hadaba siduu u siiyaa waa ganacsade cashuur buu bixiyaa oo dhamaan wadamadaa bussneskiisa ka socda cashuurta ku waajibtay 
 ama rashin haw siiyo ama kash ama ciidamada magacyadooda hala siiyo wuxuu ku bixiyaa lacagta cashuurta lagu lee yahay 
xiligii aynu snm ahayn dawladii cabdiraxmaanba sidaas buu u siin jiray ciidamada mushaharka iyo tii cigaalba (si xun wax u sheeg sixir waa ka daran yahay )adan muwaadin aha noqon qof wax lagu shubto iska shaan dhee hadalka qofka didiyaha ah iyo qofka caadifadu hayso 
  guntii iyo gabagabdii ( MAYSKA DAYNAA WAX QORIDA SIDA WAX LOO QORO MA NAQAANEE ) MISE WAAN QASANAA
           ILBAX DHAAFNAYE ALLOW NOO SAHAL . 
 TUSE ,TOOSIYE .TILMAAME ]
 
  Yusuf Jama

********************************************************

Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga

 
 
 
 

Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.