Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Boggaan Waa Boggii Tacsiyooyinka ina soo gaaray halkaan guji oo ka eg War qadaadii Tacsida


(Hadhwanaagnews) Sunday, October 21, 2012


Tacsi geerida Canab Xaaji Cali Guhaad

Annigoo u hadalaya magaceyga kana reerkeyga waxan tacsi tiiraneyo leh u direyna dhamaan reer Keyd Qaraash iyo reer Xaji Cali Guhaad Geerida naxdinta leh e ku timid hooyo Canab ´xaaji Cali Guhaad o ku geeriyootey magaalada Hargeysa, waxanu marxuumada ilaahey uga baryayna inu janatul fardowsa ka waraabiyo dhamaan eheladeedii, caruurteed iyo qaraabadeedina samir iyo iiman ka siiyo ameen aameen ameen, waxanu si gaar ah uga tacsiyadeyneynaa IBRAHIM CILMI EGE qosleye

iyo AMINA KEYD QARAASH IYO CARUURTOODA




Cumar Daarood Xassan
Norway

 

 

INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJUCUUN

Anigoo ku hadlaya Magacayga iyo dhamaan taageerayaasha Ururka siyaasadeedka XAQSOOR ee Khaliija waxaan TACSI  Naxdin iyo murugo leh u dirayaa Xaaskii,Ubadkii, Eheliyadii, Qaraabadii iyo dhamaan Asxaabtiisii geerida naxdinta leh ee ku timid Marxuum /Axmed Caga-Baruur oo xalay (21/10/2012)ku geeriyooday Magaalada London  , waxaan Eebbe  ka baryaynaa inuu Marxuumka Janadii Fardawsa ka waraabiyo Qabrigana u nuuro,cidda xagga sare ku xusana  samir iyo iimaan saadiqa haka siiyo.

           Aamiin...............Amiin................Amiin

 

 

Ahmed M. Saeed

Riyadh, Saudi Arabia

 

 

 

ACSI

 

INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN!

 

Anigoo ah Xuseen Maxamuud Sh. Nuur (Xuseen Cirro), kana mid ah Musharixiinta Golaha Deegaanka ee Berbera ee Xisbiga WADDANI, Waxaan halkan tacti uga dirayaa Qoyskii iyo Qaraabadii iyo Dhamaan Shacbi weynaha Somaliland gaar ahaan taageerayaasha urur siyaasadeedka WADDANI geeridii Naxdtina lahayd ee ku timid Alle ha u naxariistee Gudoomiye ku xigeen kii Seddexaad ee xisbiga WADDANI Marxuum Cabdilahi Siciid Dheere. Waxaan Illaahay uga baryayaa marxuumka inuu ka waraabiyo Janatul Firdowsa, Dhamaanteena Samar iyo iimaan inaga Siiyo. .... Amiin.

 

 tacsi tiiraanyo leh gobolka saaxil.

aniga oo ah xoghayii goboka saaaxilee ururk WADDANI  mr xariir cawil maxamed . kuna hadlaaya afka  uruka wadani ee gobolka saaxil. waxaanu tacsi tiiraanyo leh u diraynaa dhamaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeryooday ala ha u naxariistee .gudoomiyii 3 aad ee uruka wanadani  inaalilaahi waa inaalilaahi raajicuun , ilaahay samir iyo iimaan ha inaga siiyo hadaan nahay qaranka somaliland .  waxaanu ilaahay uga baryaynaa inuu janadii ka waraabiyo. waxa uu ahaa nin ka baxay qaran kakana shaqayn jiray midnimada iyo maamul wanaaga umada reer somaliland .

Tacsi! 

 

 

Innaalillaahi Wa innaa Ilayhi-raajicun

 

Waxaa taariikhdu markay hayad 18/10/2012 magaalada Jibuti ee wadanka Jibuti ku geeriyooday Allah ha unaxariistee Marxuum  Maxamed Cabdi Cali (Xaaji Dheeman). Hadaba waxaanu illaahay marxuumka uuga baryaynaa inauu Naxariistii sii Janno ka waraabiyo. Sidookale dadkan hoos kuqoran waxay illaahay uuga baryayaan inuu Eheladii iyo qaraabadii uu Marxuumku kageeriyooday uu Samir iyo Iimaan kasiiyo. Amin Amin.

 

waxaa tacsidan halkan ka diraya dadkan kala ah:- 

 

 

1.     Aabe Mohamed Abdi Ali

2.     Khadar mohamud abdi 

3.     Mohamed mohamud abdi 

4.     Siciid maxamed cali , xaaskiisa iyo caruurtiisa

5.     Maxamed axmed cali 

6.     cabdifatax yasin cali 

7.     Cabdirizaaq yaasin cali 

8.     Asad Maxamed Axmed 

9.     Liibaan axmed maxamed

10.   Xassan Maxamed Aden 

11.   Ciise Axmed Garad Soofe

12.   Jimcaale Abdirahman Farah 

13.   Said Iidle Abdi 

14.   Abdifatah Mohamed Musse

15.   Abdirahman Mohamed Saleeban 

16.   Abdinur Said Dudale 

17.   Jama Mohamed Sareeye

18.   Maxamed Abdi Ibrahim 

19.   Omar Abdi Ibrahim 

20.   Abdihakin Hassan Yusuf 

21.   Jamac Maxamed Ali 

22.   Abdirizak Yusuf Ali 

23.   Hooyo  Xaliimo Axmed 

24.   Hooyo Farxiya Maxamed Cali 

25.   Hooyo Farxiya yusuf cali 

26.   Sagal Siciid Maxamed 

27.   Hooyo foosiyo Axmed

28.   Hooyo Fadumo Mohamed Ali

29.   Hassan Abdi Ali 

30.   Abdillahi Abdi Ali 

31.   Abdillahi Ibrahim Ali 

32.   Bishaar Mohamed Arte 

33.   Abdi Abshir Mohamed Ali 

34.   Farduus Saleebaan 

35.   Mowliid Abdi Hussein 

36.   Faysal Maxamed Ali

37.   Abdisalam mohamud  abdi iyo xaaskiisa

 

 

Dhamaan dadkan iyo qaarkale oo aan lasoo koobi karin oo kala jooga caalamka dacaladiisa Sida,Australia , AmeriCa, Malaysia, Somalia,Europe,Middle East, UK, ay  Allah (SWT) uuga baryayaan inuu naxariistiisii Janno kawaraabiyo dhamaanteena uu Samir inaka siiyo.

 

Amin Amin Amin Amin!!

 

 

By Abdisalan Mohamed Abdi 

Kedah, Malaysia

 

 

 


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.