Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Hambalyo Unugga Wadaniyadda Somaliland u diraayo hogaanka ardayda Sudan ee la doortay


(Hadhwanaagnews) Sunday, October 21, 2012
Maamulka masuuliyiinta iyo dhamaan xubnaha Unugga Waddaniyadda Somaliland waxa uu hambalyo u dirayaa hogaanka cusub

 


0; mso-position-horizontal: absolute; mso-position-horizontal-relative: text; mso-position-vertical: absolute; mso-position-vertical-relative: text" id=Picture_x0020_1 type="#_x0000_t75" o:spid="_x0000_s1028">
   Somaliland                          Unugga

   Patriotism                                    Wadaniyadda

   Cell                                           Somaliland

 

 

 

 


Contact Phone Number:  +2522-4100063/4418419/4482935

Email: unugga@gmail.com Bahsane Building Third-floor , Hargeisa Somaliland.

Ref: SPC.011/22/Oct /2012                                                                                                                                        22/Oct/2012

Hambalyo Unugga Wadaniyadda Somaliland u diraayo  hogaanka ardayda Sudan ee la doortay

Maamulka masuuliyiinta iyo dhamaan xubnaha Unugga Waddaniyadda Somaliland waxa uu hambalyo u dirayaa hogaanka cusub ee loo doortay ururka ardayda reer Somaliland ee Sudan

Unugga waddaniyaddu waxa uu hambalyadan gaadhsiinayaa  xisbiga ku guulaystay doorashadaa oo la yidhaahdo  HORSEED  iyo dhammaan hogaanka oo uu ugu horeeyo gudoomiyaha  Mr jaamac Maxamed Aden iyo Gudoomiye ku xigeenka Mustafe Osman aden iyo dhammaan xubanaha kale ee la doortayba ,waxaanaanu leenahay ilaahay hawshaa culus ha idiin fududeeyo kuwii ka soo baxa xilka la saarayna ha idinka dhigo guul ayaanu idiin  rajaynaynaa

 Allaa Mahad leh

 


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.