Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


HIIGISIGA MASKAXEED HADII UU DHAWAC KU YIMAADO WAA GUULDARO HORTEED


(Hadhwanaagnews) Sunday, October 21, 2012
ASC DHAMAAN UMMADA MUDAN qofkastaa waa hiigsi iyo hawl iyo himilo u joog dadku waa kala

  ASC DHAMAAN UMMADA MUDAN  qofkastaa waa hiigsi iyo hawl iyo himilo u joog dadku waa kala hiigsi wana kal han wana kala maskax waa hubaal in maskaxdu tahay mudanta xubnaha qofka  meel qof ka dhawacmona waxaa ugu daran maskaxda maskaxadu waa mudanta qofka wana ta dhaxalsiisa qofka guul ama guuldaro   maskaxada wacan ee sida wacan loo adeegsadey midhaheedu waa kuwo ku suntan liibanta ifka iyo ta akhiradaba  maskaxda dhawacantaa waata guuldareeysta dunidan hadii aad ku fiiriso indho fiyoow  iyo maskax degan cafimaadna qabta waxaad toos u arkeysaa wajiyada kala duwan ee loo adeegsadey maskaxda      

                                                                                                                                           

                                                                                         

 natiijoyinka ka dhashay  qof lahaa hiigsi iyo himilo uu rabey inuu gaadho tacab badana geshay hadana sida uu rabey noqon weydey qofka waxa soo gaadha dhawac hiigsi maskaxeed qasab maha ama qofna ma hayo natiijada dhabtaa ee uu kasban doono beri iyo sida ay u eekan lkn waxaa dhacada waxaad manta tacab geliso inaad beri helaysid mase aha ta dhabtaa waayo go,aanka beri iyo qaybkuba waa alle wax ku maqan  

maskaxkasta oo shaqo qabataa waxay heshaa laba natiijo mid ay rabtey iyo midaney rabin ka ay rabtey hadii ay hesho waxay qadataa han               iyo hiigsi laban laabama oo maskaxeed hadey weydo waxay rabtey waxaa inta badan ku dhaca dhawac hiigsi maskaxeed                                                                                                                                                                                                                                                                                                                                                                                                                 waa jiraan qaar kasoo kabtaa sida si lamida waa jiraan qaar ku dhinataa                                                                                                                                                      sitaas looga badbaado hiigsi dhawac maskaxeed waxa lagama maarmaan ah in kaw hiigisiga himilo aad qorshe u sameeyso kaas oo ku qotoma dhacadooyinka xaqiiqda kuna sii tala gashaa isbedelada rabaniga ah inaad la timaado samir adag oo tiir dhexaad u ah yoolkaga marka horena aqoonsataa inaadan hayn adigu natiijada dhabtaa ee aad adigu hayso uun inaad la timaado doonis deedaal iyo hawl qabad iyo alle ka cabsi dhab ah  guusha iyo guuldaradu waa laba is barbar ordaya cabsida alle ayeeynu isku oganahay     saeed elmi awed stockholm sweden sky_18may@hotmail.com
                                                        

********************************************************

Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.