asc marka hore waxaan salamayaa umada reer somaliland iyo shaqaalaha hadhwanaag news.
dad badan ayaa sey wax u qorayaan waxaad ka dareemaysaa in lagu soo shubtay waxoogaaa
oo la yidhi dadka sharafta leh xag xagta taaso lagu yaqaano nin dhuuni qaata ah oo aan caqligiisa hadleyn,
hadaan hoos ugu dhaadhaco waxaan doonayaa inaan is bar bar dhigo qoraalkan taxanaha ah ee boobe maalmahan uu qoraayey
iyo waxay dadku ka aaminsaynihiiin dowlada taasoo ah laba isku mida dadka iyo dowladuna waa is ogayihiiin
madaxtooyadana mujaahid silaanyo waa dhex fadhiyaa mooyaane lakiin odayga wax badan kama arimiyo
meeshana inay dumar iyo wasiirada gaagabani iyo ciyaal dhaga ahi taladeeeda hayaan waa la ogyahay
oo aanu silanyo uba talin dalka
boobe xaqbuu ku taaganyahay haduu yidhi waar ila arka waxa meeshan ka socda iyadoo aynu ka wada dharagsanahay
hadana uu aad inoogu sii iftiimiyo kolay waa midh loo baahnaaabaan qabaa anigu,
hadaad u yar fiirsato raga ay boobe is hayeen tariikhdoooda waad iska dareemi kartaaa in waxaasi dhici karaaan.
in tilifoon leyska dhageysto iyo xan iyo guulwadeyni dhici karto waayo ninka cilmiga leh ee kursiga u qalmaa wuu isku kalsoonyahay lakiin nin bilaa khibrad ah ama bilaa cilmi ah wuxuu kursigiisa ku haystaa waa inay noqotaa guulwadeyn iyo warar uu qaado
maxamed xaashi lama casileeen haday dowladani tahay mid silanyo ka taliyo.
waxaan kusoo gunaanadayaa oo aaan leeyahay dowladan uu silanyo ka arimiyo waxa ku dhimatay madaxtinimadii cidaan meeshay qabanayo u lahayn aqoonbaa kursi walba fadhida
waxaanan leeyahay raga boobe eryanaynooow boobe waa mujaahid ku dayasho mudan inuu guul wade noqdana waa nin ka fog oo ah halyey aan dadkiisa marna khiyaameyn
nuuradiin abdi cali
germany
********************************************************
Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga