kolayna waxa umada idinka duway ayuunbaad qabtaan waxa idinka dhawaajiyay waa dheef aduunyo ad ku heshaan, mansab dawladeed aad ku gaadhaan ama wax intaaba ka fool xun.
Jidkaad haysaana maaha jidkii loo mari lahaa dheef aduunyo iyo mansab umadeedtoona ee ilaahay xaqa haydin garansiiyo ?.aaamin ?aamiin.
Intaa hadaaan ku dhaafo waano iyo wax usheeg muwadiniin ay qaadatay seefta dhuunigo, oo aan u daadago aragti kooban oo ka qabo qoraalada mujaahidka, waxaan run ahaantii odhan lahaa mujaahid horaa soomalidu ugu maahmaahday waxaan laga fiirsan waalagu rafaada anoo tixraacay qoraaladaad bilawgeedii sidaad ku soo gashay xumadan gaagaabka u badan waxay ahyd si sahlan waxan qabaa in ay ubaahnayd intaa in ka badan in aad ka fiirsato waayo waxaad ogayd abaalka siilanyo sidauu yahay adoo jabad lasoo maray jidiin lasoo cuanay jihaadna ku soo arkay, waxa kaliya ee kusoo kordhay dabadaana uu yahay nin gaaban oo wadad aad moodo calamadihii wadanimaduna ka muuqato hadana qof alle qofkii qasrigaa gala uu sida fiinta ka qaylinayo?. Cajiib??..
Mujaahid marnaba dhicimayso in ay reersomliland ka garnaqi waayaan qoraaldaada oo ay gefka cidii leh dusha ka saari waayaan , marnaba dhici mayso in shabka ay dhego barjeeyaan , afku xoogla yaal ad moodo kuwii uu xadiisku sheegay ee ay carabtu usoo kiraysanjirtay kolka uu qof ka dhinto ee baroorta beentaa ku qaylin jiray dabdeedna shilimada dhaafsan jirtay xaasha shacabku waa xeerbeegti garsoorka ah garnaqsigaaga,?
Guntii iyo gebo gebadii shacabka reer soomliland waxan leeyahay qiimaha u qaranka soomliland uu leeyahay aan ogaano in mid lamida ay leeyihiin halyayadii keenay qarimada yay naan walaalo abaal uga dhigin way khaakhayirayaan,way shakiyeen ilaahay ayan idinku dhaarshee nin waxa uu arkay wax ka qoray oo waliba makhrati cad u keenay oo magaciisa sheegay ma khaakhaayiraadbaa? Ma wax sheegaa khaakhayiraada? Ma hirsi gaab waxa uu kharibay kolka laga hadlaa shakiya? Dhaqan islaam se matahay in nin wayn oo xilhayaa waxaas oo kale sameeyo? Caqliga ilaahay waxa uu inoo siiyay in aan wax ku garanee cadifada aan ka danabaysiino oo caqligu ha horeeyo, su,aalaha waxa ka soo jawaabi rer somliland???
Farhan haji yousuf jama
Hargaysa,somliland
farxaan86@hotmail.com
********************************************************
Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga