DUGSIYADA UMUL-QUR AAN &BOODHINKA
UMUL QUR AAN SCHOOLS &BOARDING
mso-hansi-font-family: Calibri; mso-bidi-font-family: Calibri">PROFILE
Tel: 540401/540481/541303/4475635/4410624
HORDHAC
Dugsiga Umul Qur aan waa dugsi ka mida dugsiyada gaarka ah ee ku yaal magaalada Hargaysa, xaafada new Hargiesa waxaana la aasaasay dugsiga sannadkii 2000.Dugsigu waxa uu ka diiwaan gashan yahay wasaarada waxbarashada ee Somaliland. Heerka waxbarasho ee dugsigu waa barbaarinta ilaa dugsiga sare QAYBAHA DUGSIGA: 1.Barbaarinta 2. Dugsiga hoose 3. Dugsiga dhexe 4. Dugsiga sare 5. Qaybta boodhinka oo ku taal duleedka bari ee magaalada hargeysa (Halaya iyo Awbarkhadle dhexdooda) waxaanu u gaar yahay wiilasha oo keliya. MAALMAHA SHAQADA: Wiiga oo dhan marka laga reebo jimcaha BASASKA DUGSIGA: dugsigu waxa uu leeyahay nidaam basas oo ardayda guryahooda ka soo qaada kuna celiya WAQTIYADA WAXBARASHADA: 1.gelin hore: 6am__12pm 2. Laba gelin: lix ilaa lix ardaydu waxay qedada ku leeyihiin dugsiga 3.Boodhin: waxa uu leeyahay cunto,hurdo , waxbarasho, qaybta garoonka ee ciyaaraha, doobiga ama qaybta dhar dhaqida iyo masjid. WAXBARASHADA: ardayda waxa loo dhigaa qur aanka kariimka ah iyo tarbiyada islaamka iyo waxbarashada maadiga ah iyadoo la raacayo manhajka waxbarasho ee wasaarada waxbarashada JSL oo ku baxaya luqada ingiriisida
DUGSIYO KALA NOOCAD IYO HEERAR KALA DUWAN. Dugsiyada UMULQURAAN waxay bixiyaan oo laga helaa waxbarasho tayo leh, iyaga oo ardayda u abuuray baya?d nabad galyo leh,ruuxda noolaysa oo jibo galisa,maskaxdana kobcisa, rabaysa, dhista jidhka ardayga iyo ruuxdiisaba iyaga oo ardaydaasi lab iyo dhadigba raadinaya waxbarsho wanaagsan oo jid-mar ugu noqota helitaanka tacliin sare dalka gudihiisa iyo dibadiisaba ama helitanka shaqo nafci leh oo lagu dago.
.
 Hirgelinta himilida dheer ee asaaska loogu dhigayo khibrad tacliimeed, lehna cimri dheer oo qofka kasbad siinaysa isku kalsooni wayn iyo tixgelinta bulsha waynta ayaa waxaanu ku bilawna ababinta dhalaanka.
? 
? DUGSIGA BARBAARINTA
DUGSIGA HOOSE/ DHEXE EE HABLAHA
DUGSIGA HOOSE/ DHEXE EE INAMADA
-Si loo xaqijiyo mujtamac casriya oo aqoon yahana oo reersoomliland ah oo sharciga u hogaansan kuna dhaqma mabaadiida shareecada islamka, kuwa xuquuqul insaanka iyo qiyamka iyo akhalaaqda islaamiga ah waxaan xooga saarna udub-bilowga waxbarashada asaasiga ah dhinac barbaarineed iyo dhinac waxbaridba DUGSIGA SARE WAXA NAGA GOAN INAANU ARDAYDA SOO DHAAFAYA MARXALADIHII BARBAARINT IYO LAQIMIDA WAXBARASHADA EE HIGSANAYA HOGAAMINTA DALKA IYO BULSHADA INAANU SIINO WAXBARASHO AWOODSIINAYSA ARDAYDAAS MAAN-MAALKA UU KU HELAYO XALKA ARIMAHA AQOON ?CILMIYEED EE SOO WAAJIHI DOONA .
? ARDAYDA DUGSIGA SARE OO LAABKA KU JIRA . Waxaan u diyaarinaa Ardayga Qof keli ahaan iyo Bulsha ahaanba taaso qofka iyo bulshadaba u soo hoynaysa cawaaqib la mahadiyay oo heerka u sarreysa laga gaadhay.
DIREYSKA
DIREYSKA DUGSIGA SARE EE INAMADU WAA
SHAADH CADDAANA IYO SURWAAL MADOW
DIREYSKA DUGSIGA SARE EE HABLAHU WAA
DALAD MADAW IYO HAAF MADAW
DUGSIGA BOODHINKA
Waxaanu dugsigan uga dan leenahay inay ka faaidaystaan Dadka ka fog Degaanka Hargaysa ee u jeelan aqoonta
waxa uu dugsigani kaga duwanyahay dugsi-maalmeedka xilka naga saran oo ah kii waalidka oo dhaliil haddii uu yeesho ardaygu waa anaga aqoon iyo akhlaqqba
Waxbarashada casriga ah ee IT WAA Waxbarashada casriga ah ee IT WAA MID AAN KALA LAHAYN YAR IYO WAYN WAANUNU KU DADAALNAA INAAN U ARDAYDA WADA GAADHSIINO, INTA KU SII XEELDHEERAANAYANA WAXAY NAGA HELEYAAN AQOON IYO FARSAM O SARE.
BASASKA DUGSIGA Waxa u adeega Dugsiyada Umul-Quraan Basas heegan ah oo labada xili ee waxbarashada ardayda keena Dugsiyada kuna celiya Guryahooda. Waana kuwo farsamo iyo nooc ahaanba la hubiyo xili ka xili .
Maamulka Dugsiyada umul-quraan ma mooga Nafta Ardayga waxaanu u arkaa in
Ciyaarta iyo dalxiisku ay ka mid yihiin waxbarashada asaasiga ah ee ubadka soo koraya.
Hidaha iyo Dhaqankuna waa laf dhabarka Duruusta camaliga ee Umul-quraan
GEELU WAA TILMAANTA ADKAYSIGA WAA DABCIGA DHAQAN SAMIDA,WAA HIDDIHII AWOW KA AWOW MA MOOGIN EE WAANU KU HABNAA ARDAYDAYADA CAANAHA GEELA.