xagla toosiye yihiin ama ahaayeen weligood dad iyo shacab ahaanba somaliland,waxaana diyaar unahay in aanu dalkeena iyo dadkeena rer somaliland,kala shaqayno,horumarka iyo nabad gelyada khaasatan somali-land, oodhan.
Afhayeenka ayaa yiri kooxdii khaatumo bariwayn,way udhaamatay ee fidna walayaasha ahaa, markaa maanta waxaa loo bahan yahay in laga shaqeeyo nabad galyada kooxaha fidna walayasha laiska ilaaliyo.
Guntii iyo geba gebadii ayaa afhayeenku wuxuu shirkii jaraaid kusoo gaba gabeyey in fidnada iyo kooxaha dayuusbaraha ah ee ka shaqaynaya colaada dad ka walalaha ah laga digtoonaado
ahmed jama
kingsidiiq@hotmail.com
********************************************************
Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga