salaanta islamaaka ayaan idnku salamay dhamaan akhristayaasha sharafta leh hadanaa maqaalkaygan fikirkayga kaga dhiibto arinta boobe anigu horta boobe waan uhanweynaa laakiin sheekadiisii waxay nqotat( lamood noqonse waa)waxaan ahaa dadka markii wasarada loo dhiibay uhambalyeeyay ee soo dhaweeyay waxaan mar walba siin jiray talooyin lexjeclo leh kuwaasoo aan ugu diraya jacayl aan uqabay isaga boobe ahaan maadaama an u arkayay nin wadanka usoo halgamay isla markaana wasaarada warfaafinta kuhaboon cadowgii somaliland gaashaanka udaruuray ilayn ninka intiisaa loo qiraaye hadaba waxaa aragtidaydii isbadashay markaan akhriyay qoraaladiisa oo aad moodo sida uu ugu talaxtagayo in uu cadow aan wax xeego nahi kadhaxayn lahadlayo!!!!
waxaan xasuustay diyaaradii hargaysa ka kacaday ee hargaysa duqaysay waayo boobe loogama fadhiyin in uu tamartiisa iyo