Barnaamijka dareenka shacabka iyo siyaasiga oo wareysi la yeeshay wasiirka cayaaraha iyo dhalinyarada ee DGS ee Gal-mudug mudane Saadaq daahir mire oo kusoo booqday Studio-ga Tv-ga caalamiga ah ee hctv uu ku leeyahay magaalada London.
Barnaamijka dareenka shacabka iyo siyaasiga waxaa todonbaadkan lagu falanqeeyey xaalada dhabta ah ee ay ku sugan tahay DGS ee Gal-mudug ee bartamaha soomaaliya.taasoo mudooyinkaan dambe aad moodeysey inuu ka taagnaa muran ku aadan xaga aqalka sare ee dgs ee Gal-mudug cida dhabta ah ee u sareysa ama madaxweynaha DGs ee Gal-mudug ah.
Barnaamijka dareenka shacabka iyo siyaasiga oo arimahaas faahfaahin ka bixinaya hoos ka daawo..kalana soon xiriir
barnaamijka dareenka shacabka iyo siyaasiga waxii talo iyo tusaale ah Email-kan(dareenkashacabka@hctv.tv).
http://youtu.be/nEJ8bHWeKPk
By- C/fitaax dhaadeey
Em- dhaadeey1988@hotmail.co.uk
London/Uk