Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Hadhwanaagnews Waxay Hambalyo Dhalasho Udirayaan Labada Fanaan Ikraan Caraale iyo Alfanaan Saxardid Maxamed Saxardiid Oo Wiilkoodii Curad Ugu Dhashay Magaalada London.


(Hadhwanaagnews) Wednesday, October 24, 2012


 

Dhamaanba Shaqalaha Iyo Howl Wadeenada Shebekadda Caanka Ah Ee Hadhwanaagnews Waxay Hambalyo Dhalasho Farxadleh Udirayaan Alfanaan Saxardid Maxamed Saxardiid Iyo Marwadiisa Ikraan Caraale


Oo Wiilkoodii Curad Ugu Dhashay Maanta Magaalada London Ee

Cariga Ingriiska Wiilkaas Oo Loo Bixiyey Maxamed Waxaan Leenahay Soo Barbaar Oo Noqo Kii Dadkiisa Dalkiisa Iyo Diintiisa Anfaca Noqo baanu Leenahay Mid Waalid Adeec Ah, Aamiiin Aamiin Aamiiin.

Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.