Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Habeenka murtida iyo madadaalada oo ay metalayaal Abwaan muse ali faruur, basaas iyo Hasan qowdhan


(Hadhwanaagnews) Saturday, October 27, 2012
Ogaysiis : Dhamaan jaaliyada af Somaliga ku hadasha ee ku dhaqan UK waxaa la ogaysiinayaa in xaflad balaadhan oo lagu soo dhawaynaayo



style="FONT-FAMILY: ´Tahoma´,´sans-serif´; COLOR: red; FONT-SIZE: 10pt; mso-fareast-font-family: ´Times New Roman´; mso-bidi-font-size: 11.0pt; mso-fareast-language: EN-GB" lang=EN-GB>Ogaysiis :
Dhamaan jaaliyada af Somaliga ku hadasha ee ku dhaqan UK waxaa la ogaysiinayaa in xaflad balaadhan oo lagu soo dhawaynaayo sadexda Abwaan ee caanka ah oo kala ah Abwaan Muuse Cali Faruur, Abwaan Hassan Qowdhan Yusuf iyo Ismaaciil Cabdi Ibrahim (Basbaas). Abwaanadan oo dhawaan yimi London si ay uga qayb galaan SOMALI WEEK. Xaflada waxaa kale oo idinku madadaalindoona faaniinta badan ee magacyadoodu kor ku xusan yihiin. Hadaba ha moogaan hana ka maqnaan.

 

Maalinta : Monday:

Taarikhda: 29/10/2012

Saacada: 08:00PM-3AM

Goobta: Lahvina Cafe

Gorst Road

Park Royal

NW10 6LD

 

Waxii Faahfahin ah Kala Xadhiidh : LAMBARADA KOR KU QORAN


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.