|
|
Ogeysiis : Tartan Suugaaneedka Wacyigellinta Tahriibka. (Hadhwanaagnews) Friday, November 02, 2012 Ururka Horumarinta Iyo Cilmibaadhista Somaliland ee
SODRA waxaa uu ogeysiinayaa
Ururka Horumarinta Iyo Cilmibaadhista Somaliland ee SODRA waxaa uu ogeysiinayaa Dhamaan Dhallinyarada Somaliland ee kunool Daafaha Dunida gaar ahaan Gobollada Dalka ee Xiiseeya Suugaanta Inuu Ururka SODRA Qaban doono Tartan suugaaneedka Wacyigellinta Tahriibka.
Tartankani oo Noqondoona mid lagu wacyigelliyo Dhallinyarada ayaa waxaa lagudoonsiin Doonaa Abaal Marino Qaali ah 3 Qof ee kaalmaha hore galla.
intii jecel iney kaqaybgalaan Tartankan Waxaalafarayaa iney kusoo hagaajiyaan Gabayadooda Kusaabsan Tahriibka. Ciwaanadan Hoos Kuqoran. Inta udhaxeysa 02/11/2012 ------------ 11/11/12.
Sodra02@hotmail.com/shaqalle02@gmail.com
AhmedMohamed Shaqalle
Gudoomiyaha Ururka SODRA
4428729/4452238/9111826
Shaqalle02@hotmail.com
HargeysaSomaliland
|