Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Musharaxiinta Ururka Waddani ee Gobolka Salal By Mukhtar Cilmi‏


(Hadhwanaagnews) Friday, November 02, 2012
waxaan halkan aad uga salaamayaa bahda Shabakada Caalamiiga Ah ee Hadhwanaagnews.com

Red roseAsalamu calaykum waraxmatulahi wabarakato.Red rose
 
Red rosewaxaan halkan aad uga salaamayaa bahda Shabakada Caalamiiga Ah ee Hadhwanaagnews.comRed rose
 
 
Gobalka Salal waa Gobol Mudan oo Taariikh dheer leh, Waa Gobol ay ku yaalaan meelo aad u fara badan


oo daayacan oo taariikhi ah kana turjumaaya taariikhda islaamka suuban iyo bulshada Gobolkan Salal sida culumadaydii iyo Xukamtaydii.
 
Musharaxiinta Ururka Waddani wuxu barnaamijkooda kaalin weyn ka qaban doona baahida Caafimaadka ee gobolka ka taagan oo marayo meel laga naxo oo aad u liidata, gobolka guud ahaan aynan ka jirin Adeega Cafimaadeed bulshada ku filan ,waana xaq bulshada gabolkan inay u helan nidam cafimaadeed wanaagsan.
 
 
Waxa kale ay musharaxiinta Ururka Waddani kaalin weyn ka qaban doonan dhibta wayn ee haysataa bulshada ku nool gobolka Salal ee xaga biyaha oo ah shay aad muhim u ah aadamaha iyo noolsho dhan, waaxana jira ceelal wakhtigii ingriska jiray oo wax cusub laga qodeyn gobolkan wax horumarna an laga fuleyn, saas awgeed barnaamijka musharaxiinta bahweynta Ururka Waddani qorshahooda uu yahay in baahidaas laga shaqeyo oo laa horumariyo mashariicada biyaha ee gobolka.

Musharaxiinta Ururka Waddani waxay rabaan in wax weyn ka qabtaan dhibaatooyinka kale ee fara badan ee ka taagan gobolka ee isbarbar dhigan waxa ka mid ah waxbarashada oo ay aad u yar yihiin dugsiyada waxbarashada ee gobolka Salal waaxana barnaamijkooda musharxiinta in laa abaabulo dugsiyo cusub uu kuwi horenaa ee dayactirana laa cusubaysiiyo sii ah bilicda magaalada kor uu qacdo.


Uu code kee horumarkaaga ka shaqeyn laaha, dooro dawlad hoose oo tayo leh, dooro musharaxiinta Ururka Waddani ee ku sharaxaan muwaadinuu.

By Mukhtar Cilmi
khadar2244@hotmail.com

 

********************************************************

Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.