Waraysi Aanu layelanay XAGLATOOSIYE Wasiirka Dib u dejinta Somaliland kana Waramay Arimo badan oo Xasaasi ah.
R:Hadhwanaag:Wasiirka Wasaaradda Dib u dejinta Somaliland Mudane Saleeban Ciise Axmed(Xagla-Toosiye) , ayaa wareysi Gaar ah oo dhinacyo badan taabanaya siiyay iyo nuxurka wareysiga oo uu la yeeshay Ibraahin Cismaan Axmed...Dhageyso..