Kampala-(HWN)- Barnaamijkii TIJAABI GARAADKAAGA IYO HALXIDHAALIHII HADHWANAAGNEWS, oo aanu todobaadkan idiinku hayno su aalo diini ah, iyo dabcan HALXIDHAALIHII Todobaadka Ee HADHWANAAGNEWS.
SU AALAHA TODOBAADKA
1- Sheeg Haweeyneyddii ugu horeysay ee ku disha dagaal dhexdii nin Yahuudi ah?
2- Sheeg Abbuu Jahal Magaciisa oo seddexan?
3-Sheeg Sanadkii la waajibiyay Xajka?
4- Sheeg tirada suuradaha ku jira quraanka Kariimka ah ee ku bilaabma mahdinta Illaahay iyo suuradaha ay kala yihiin?
HALXIDHAALAHA TODOBAADKA
1-Sheeg wax duula oo aan cirka hoy ku lahayn dhulkana aan u soo deign?
10pt" class=MsoNormal>FIIRO GAAR AH- FADLAN- JAWAABIHIINA IYO MAGACYADIINA OO SADDEXAN IYO HALKA AAD JOOGTAAN KU SOO HAGAAJIYA SI AANU U SOO DAABACNO CIWAANKA EMAILKA HOOS KU QORAN.
Cabdiqaadir Maxamed Ciid (Baay)
Himilo_10@yahoo.com
Tel 00256 792782217
Hadhwanaagnews.com/Office
Kampala/Uganda