Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Jawaab: waxaan u qaadan waayay ninkaa wayn aqoon dardiisa xad dhaafka ah kuna yidhi ,madax waynayaashii wadanka soo maray waxba may qaban by Mohamed muse


(Hadhwanaagnews) Sunday, March 10, 2013
Halkan waxaan salaa mayaa dhamaan ummada Somali Land.Waxaan kaloo si gaara u salaamayaa halwadeenada Hadhwanaag news

Halkan waxaan salaa mayaa dhamaan ummada Somali Land.Waxaan kaloo si gaara u salaamayaa halwadeenada Hadhwanaag news.Waxaan halkan rabaa inaan uga jawaabo ninka la yidhaa Ahmed Jaamac Hure oo  09/03/2013  hadal uu qoray aan aad ula yaabay

Marka waxaan u qaadan waayay ninkaa wayn aqoon dardiisa xad dhaafka ah kuna yidhi ,madax waynayaashii wadanka soo maray waxba may qaban waxay

xumeeyaan mooyaane.waxa kale oon aad uga biyo diiday marka uu ydhi Siilaanyo SomaliLand samaduu geeyay. Waxaan leeyahy S.iilanyo haduu wax hagaajinayo iyo  hadii kaleba waa loo wada joogaa,dadkuna garaad ay wax ku gartaan way leeyihiin Siilanyana dadku yagaa doortay ee isu daa

Waxa kaloo af ?kala qaad ,fajiciso,amaakaag markuu ninkaasi  Cali guray K u yidhi   ORGI.Intaa kadib niyaw runtii aad baan kuula yaabay wax inaad dhaliishaa  ceeb maaha laakiin caydu ma wanagsana aniguna anoo kaa cadhooday waxaan ku leeyahay.

 

 

 

Kol hadaad ciroole tahay   iyo aadamaha la culays shay

Cay la gaga roon  iyo weerar kii Calie  eh

Caqliguna inuu kaa fadhiistaan u arkaa ina haruun cabaado  eh

Geesina inaad caga cagaysoo  adoo cadho la luudaaya

Cimri samaka weeye  i cayo dunidan caraabaha ahe

Ee ka daba cawlee  rijaasha  abid ina cabaadoow

Mohamed muse

 xorfadda@hotmail.com

 

********************************************************

Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga

 


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.