Huteelka Tuyuub ToG-Wajaale Waxa uu Maanta Oo Axad ah Ogeysiinayaa Dhamaanba Dadweynaha Kunool Magaalad Tog-Wajaale in uu Maalinta Axada ah ee 11/3/2013 ka uu Qali Doono Awr si ay Dadweynaha Reer Tog-wajaale oo Todobaadkii Maalin Isticmaala Hilibka Geelu fursad Fiican ugu Helaan Maalintaasi waxa uu Macaamiishiisa ku Wargalinayaa in aaney halmaalin maalintaasi Axada ah oo Ku Beegan 11/3/2013 iyo Huteelka Tuyuub ee Magaalada Tog-Wajaale