Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Madaxweynaha Somaliland iyo Waftigii uu Hogaaminayay Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Stambul Ee Dalka Turkiga


(Hadhwanaagnews) Sunday, March 10, 2013
Stambul-(HWN)- Waxaana lagu soo dhaweeyey soo dhawayn heersare ah, waxaana lagu galbiyay gawaadhi gaar

Stambul-(HWN)- Waxaana lagu soo dhaweeyey soo dhawayn heersare ah, waxaana lagu galbiyay gawaadhi gaar u ah waftiga madaxweynaha jsl, waana markii ugu horeysay ee somaliland wafti ka socda sidaasi loogu qaabilo dalka Turkiga, saacadaha soo socda waxa uu madaxweynuhu u socdaalayaa magaalada ankara si uu usii wato hawlihiisa shaqo waxaanu la kulmi doonaa ra?isal wasaaraha turkiga Rajab Dayib Ordugan iyo wasiirada khaarajiga iyo macdanta iyo tamarta ee dalkan turky.

Hadhwanaagnews.Office Hargeysa



Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.