style="TEXT-ALIGN: justify; LINE-HEIGHT: normal; MARGIN: 0in 0in 0pt" class=MsoNormal>3.Mahamuud C.raxmaan SHeekh Bashiir Xaaskiisa Caruurtiisa
4.Xaamud C.raxmaan SHeekh Bashiir Xaaskiisa
5.Xasan C.raxmaan SHeekh Bashiir
6.Bashiir C.raxmaan SHeekh Bashiir Xaaskiisa Caruurtiisa
7.Ibraahin C.raxmaan SHeekh Bashiir Xaaskiisa
8.Sacdiya C.raxmaan Sheekh Bashiir iyo Odaygeeda
Dhamaan Ilma C.raxmaan Sheekh Bashiir waxay halkan Hambalyo uga dirayaan Arooska
Ismaaciil C.raxmaan SHeekh Bashiir iyo
Muna Ibraahin Ahmed
Oo arooskoodu ka dhacay magaalada hargeisa gaar ahaan huteel Crown taariikhda 03/03/2013 waxaanay leeyihiin illaahay ha idin kala siiyo ubad khayr qaba oo dalkooda,waalidkood iyo diintaba anfaca Aamiin Aamiin Aamiin.