Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


WAA MAXAY SAFARKAN DAGDAGA AH EE MADAXWEYNUHU KUTAGAY TURKIGA IYADOO AY WASIRO DHAWRA UGA HOREEYEEN? by Haabiil abdi Haibe


(Hadhwanaagnews) Sunday, March 10, 2013
waxaan salaamayaa dhamaan hadhwanaagnews iyo akhristayaasheeda salaan kadib

waxaan salaamayaa dhamaan hadhwanaagnews iyo akhristayaasheeda salaan kadib waxaan farriintayda maanta kaga hadlayaa WAA MAXAY SAFARKAN DAGDAGA AH EE MADAXWEYNUHU KUTAGAY TURKIGA IYADOO AY WASIRO DHAWRA UGA HOREEYEEN? TURKIGU MUXUU RABAA? SOMALILAND MAXAY TURKIGA KARABTAA? SOMALIA MAKULUGLEEDAHAY TURKIGU INUU DHEXDHEXAADIN KAGALO MIDAYNTA SOMALIWEYN? WAX YAABAHAAS OO DHAN WAA LAYS WAYDIINAYAA JAWAABAHOODANA XUKUUMADAA LAGA RABAA INAY KAQANCISO SHACABKA SOMALILAND.hadii aan kuhormaro turkigu shir ayuu hore ugu qabtay istanbuul waxaana somaliland katagay 3dex wasiir oo kaliya anigu waxaan kasocday ardayda jaamacadaha europe kaqlinjabinaysay sanadkaas sifiican ayey somalida oo dhan usoo dhaweeyeen waxaa la orankaraa turkiga ayaa kawanaagsanaa uk xaga hogaaminta shirka iyo qiimaynta shacabka soomaliyeed guud ahaan, waxaanse aad ulayabay wafdigii

kasocday somaliland oo ahaa 3dex wasiir kaliya inay aad heer hoose ahaayeen oo xitaa puntland ayaa dhaantay oo doyaarad gooni ah lagusoo qaaday oo 42qof kaga soo qaybgashay,wasiiradani waxayba u ekaayeen kuwo kasoo dhuuntay dawladoodii dhexdeeda oo aan rabin in lala ogaado dheefta sooryada waa siday aniga ila tahay,waxaan hadaba rabaa inaan ogaysiiyo shacabka somaliland turkigu marabo somalia kala qaybsanta oo daciif umuuqata ujeedada uu somalia ucaawinayana waa in lahelo somali midaysan oo xooga iyo dhaqaale wanaagsan oo kasoo gala somalia madaxdeedana waxay aduunka waydiisteen in ladhexgalo oo laqanciyo madaxda somaliland inay midnimo somaliyeed ogolaadaan hadaba waxaas oo wada hadalo ah maxa shacbku ka ogyahay? markay soo noqdaana makahadlaan waxa dhabta aha ee lagala soo hadlay, QATAR waa xarunta ugu wayn ee maraykanka milatarigiisu fadhiyaan maxay rabtaa? maraykanka ayaa adeegsada oo waxaa lagu badalay MASAR oo wixii larabo in laga dhaadhiciyo dalalka carabta aaminsan ayaa loo diraa iyadaana burburinaysa SUURIYA oo dagaalaka sokeeye lacagtiisa oo dhan bixisa,sidoo kale waxay soo burburisay LIIBIYA oo ilaa imika petroolkooda ay kugurtaan wadamada europe taangiyada petroolka qaada ee qatar leedahay, markaa horta yaan lay noo xayeysiinin QATARwaa dalkaas dambiyada kagalay dalalka carbeed soomaliyana alshabaab bay taageeraan oo iyagaaba lacagta siinayey alshababaab aljaziirana way xayeysiisa, safarkaas madaxweynhu hadii uu kaxaysan lahaa rag wasiiro ah oo culculus oo uqalma waa lafili lahaa inay wax iska dhiciyaan laakiin wasiirada ii muuqda waa kuwii kadhuuntay sanadkii hore saaxiibadood oo kutagay 3deda kaliya meeshan dhaqaale urusi ayaa lagu jiraa iyo siyasada oo loo tababarayo xirsi iyo kuwo lamida oo aan ucuntamin shacbka soamliland, waxaan dhawraynaa kuwa tababarka loo kaxaystay halakay dalka gaadhsiiyaan shacbkaana xukunkooda udaynayaa maalinatay timaado nin walaba wuxuu dalakaas uqabtay. wasalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarkaatuhu. 

Haabiil abdi Haibe

********************************************************

Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda,

xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa,
isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga
 
 

Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.