- aabihii dhismaha haykalka dowladeed ee Somaliland
Riyaale - Madaxweynihii demoqradiyada iyo nabad gelyada Somaliland
Siilaanyo - ? Suaalbaa ka taagan
Madaxweyne Siilaanyo ilaa iminka calaamut suaalbaa saaran laakiin kolay shacabka Somaliland ayaan u daynayaa hase yeeshe Ahmed Hure waxan leeyahay Adeerkaa Siilaanyo labo sano ayuu jooga wax badanina way jiraan siyaasada arimaha dibada - arimaha gudaha - nabad gelyada - iyo arimaha Somalia markaas anigu waxan leeyahay taariikhda ayaa xusi kolay dadkuna miisaanka ayay saari doonaane ha deg degin
Wa salaamu Calaykum
Mohamed Nur Golos
********************************************************
Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga