Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Machadka caalamiga ah ee Umul Qur´aan kala xidhiidh


(Hadhwanaagnews) Sunday, March 10, 2013


Walaalaha
Muslimta ah meel walba oo ay dunnida ka joogaan waxaa loo hayaa Macalimiin Aqoon sare u leh Diinta Islaamka gaar ahaan Umadda Somaliyeed

Adiga iyo qoyskaagaba qof yar iyo qof waynba Meelkasta oo aad joogto waxaan kuu haynaa macalin si toos ah kuu bari doona: Higaada Carabiga, Tajwiidka Qur´aanka, Xifdiga Qur´aanka, Luuqada Carabiga, Axaadiista, Axkaamta Diinta Islaamka. Waliba waxaad wax baran kartaa adiga oo Gurigaaga jooga iyo wakhti walba oo aad rabto.

class=apple-converted-space>

Qofkii ama ardaygii dhamaysta kooras ka mid koorasyada aanu dhigno ama bixino waxaanu gudoonsiin doonaa Shaahdo Anfaci doonta mustaqbakiisa.

--> Toos baad uga baranaysaa diinta Macalimiin aqoon sare leh oo la soo xulay.

--> Waa macalin soomaliya oo akhlaaqad iyo Dabeecad wanaagsan leh.

--> Macalinkasta Gudi gaara ayaa soo xushay cilmigiisa & Khibradiisa Macalinimo.

--> Heerka qofkastaa joogo ayaa looga bilaabaya.

--> Waa Macalimiin ku takhasusay qaabka ugu sahlan ee qofka wax loo fahansiiyo.

--> Macalinkasta waxaa loo taba baray qaabka qoys Islaam ah oo tayo leh loo dhiso, si bulshadeenu u gaadho horummar adduun iyo aakhiro.

--> Qalab casriya oo aan ka dhicin macalin ku horfadhiya ayaa wax lagugu barayaa.

Maadooyinka la dhigayo

1- Barashada Qur´aanka kariimka ah
2- Siiradii Nabiga (SCW)
3- Caqiida
4- Luuqada Carabiga
5- Fiqi
6- Xadiis

Wixii faahfaahin, halkan kala xidhidh 00441224459225 / 0013203487072

Ama Skype: Umulquraan.com

Ama fariimaha ugu dir Umulquraan@gmail.com

 


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.