Waxaan manta dunidan cidina ka qarsoonayn inan cid laqasib karaa anay jirin waxaan wada ognahay ina dawladaha mcanta kala go go ay iyo ku isku birayaba ay umareen sifo shar ci ah oo an dawladina dawlad xoog ku qabsan ama xoog kaga go in marka waxan tusaale usoo qadanayaa labadii dawladod jarmalka aha wa lawada oga cidin cid xoog kkumays qabsane rabitaanka labbada shacab ayay igu gu biren
juba iyo sudan waxaan wada oganahay in ay ku timid gooni isu taaga south sudan rabitaan ka shacabka oo aad wada ogaydeen in shacabiyada cod laga qaaday oo anay juba xoog ku gu
in marka waxaan layabay ma siyaasad gabowga ah ayaa nocaa utustay inuu colad ku baqo madaxweynaheenu mise siyasad kale ayuu uga dan leeyahay oo inuu dalka colaad iyo rabshado ka kiciyo ayuu ugu talagalay oo hadafkisa aya ah mid usii jan jedha dhinca iyo koonfurta xan farabadan oo horay u jirtayna waa lawada ogaa hadaba waxaan
shacabka reer somaliland ugu baaqayaa inay ilashadaan nabad galyadooda cid somaliland kusoo dulaysaa oo ina qabsanaysana ma jirto waxanan oganahay in dunada laga dabar jarayo mamulada magacngaga ah ee shacabkooda qasab markaa south somalia waxaan u arkaa in ay ereyda kasoo yedhay madaxweynaheena ay utahay dhiirigalin wayo mar mar buu erey kaa baxaa kugu soo kiciyaa dada an kusoo haybsan jirin marka madaxweyne dalka somaliland south somalia oo an dawlad ahayn ayaynu ahayn dal dawlad ah oo calan leh ee u hadal sidii siyasi ruug cada ah oo dawladnimo ay utahay hido iyo dhaqan wayo dunadan logama bahan gar ahaan madaqadan geeska africa fawdo iyo dagalo tona somaliya na waxay maraba marka kadanbaysa
sii dhirigalinay erey qiimo yulaya iyaga oo inaga inta baxa marka waxan leyahay somaliland way jiraysa wayna jiri dontaa hadii somalia citraf inasin waydo waxaynu nahay dal nolan kara oo leh dhaman calamadahii isku filnaashiyaha dawlad goni utagan aakhirkan laba mid uunbay u dhicidontaa hadii aynu nahay dad kusii adkgaysata hadafka goni isugaata ah iyo qarnimadeen in shacabkena cod laga qado iyo in dawlada somalia lagu muslaxo inay ina citirafaan tasi
marka waxan talo ugu soo jedinaya xukuumad somaliland kolay wan ogahay anigu ujedoyinka aad ula kulantaan madaxad somalia waa inaad qaybtiina ka qadataan deeqaha dawladaha caalamaka inaga so gala tasina xabaan ugu leenahay intaynu citiraaf helayno xaqbaynu ugu lenahay ina aan qaybteena ka qadano tasi oo aynu kaga qayb qadanayno ilalint xeebaha iyo ka hortaga budhcad badeda iyo ladagaalanka argagaxisada marka waxaan sidhab ah u fitiiminaya in aynu ka digtonano fidno inaga dhinaceena ka bilabanta
waxaa kaloo aad moodaa in dadkii shacabkii reer somaliland wax walba looga dhigo sixir babar tasi oo ay uga dan leedahay dawladu in shacabka ay nacasiiso gonin isu taga somaliland wayo si ay shacabku unacaad dawladinmada somaliland wayo dawladu waxay xaq uleedahay inay kan taroosho ascaarata iyo sarifka lacaga ha waxay karosho dayo dawladii ayaba cashurihii ku kordhisay canasatadii yar yareyd tasnin waxay uga dan ledahay in ay ganacasatadu uleexato dhinacaa iyo bosaso
madaxweyne midi yanay maskaxadad kabixin somailand adigoo shicib ah yey shacabku go an ku gadheen goni isu taaga somaliland imikan somaliland way jiri dontaa waxaan se anigu u ananaynayaa dhibtada dhaqan dhaqale siyasadee nabad galyo daro mamul xumo ee dalka kajirta shacabka ooo an kafiirsan ciday doranayaan taasna waxaan ku nusbayn karaa
LABADII XADARO KU HESHIIYAA
XAQA AYAY KU COLOOBAN
WABILAHI TOWFIQ
Dr.kamal dahir ashur
********************************************************
Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga