Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


DILDILAAC QABYAALADEED OO KA DHASHAY DUGSIGA SARE EE BURSADLE TALO SOO JEEDIN BY cali maxamed xasan


(Hadhwanaagnews) Sunday, March 10, 2013
waxaan marka hore halkan ka salmayaa bahwaynta saxafada salaan ka bacdi waa dugsiga sare bursadle ka

waxaan marka hore  halkan ka salmayaa bahwaynta saxafada salaan ka bacdi waa dugsiga sare bursadle ka dilaacay qabyaalada aan loo meel dayeynin taas oo ku noqotay fajiciso iyo layaab ardayda dhigta dugsiga sare kaas waliba uu kulla kaacayo maamula ku xigeenka dugsiga sare ee bursadle kaas oo halmar ay ka wada dareerin arday kaas jeed beel ka mida beelha daga berbera  oo ka kooban 15 arday oo dhigta dugsig ma bursadle ayaa minasubaxidd saaka hal mar ka dareeray dugsiga taas layaab iyo fajiciso ku  nooqotay ardaydii dhiganaysay dugsiga falalka layaab leh ee ka dhacayaa dugsiga sare kaas nin NIN lABA xil ka hayaa dawlada uu ka yahay maamule ku xigeen labada xil oo aha wasaarada waxbarashada iyo

dawlada hoose  maha markii ugu horaysay EE cabdiqaadir fartaag uu kula koco ardayda qabyaalada waanaa ninku caan baxay qabyaalada hadba waxaan baaq u diraynaa wasarada waxbarasha oo in ay kaasoo gaadhay arday ninkan kula kacaya qabyaalada xun ee aan loo meel dayeynin Taas oo aan qodobna aan ogalayn laba wasaradood nin u wada shaqeeyo Waxaan leeyhay mayerka cusub maayer waad ku mahadsanathay waxqabadka balaadhan ee aad qabatay intii aad xilka haysay lakiin waxaad eegtaa shaqalahaga labada  meelood ka shaqaynaya sida wanaagsan ee aad u faadhisisay agaasimyaashii lawayi jiratay ee 12pm u rawaxayaan isna u rawxi maayeer ayaan ku leeyahay maalin dhawayd oo aan booqday dawlada hoose ayaa waxa ay ahayd meel indhuhu soo jiidanyaan sida shaqaaluhu u fadhiyaan markaa ninka qabiilka ku hadlyaa berbera waxba u ma ahee madax iyo mijaba ha laga soo gaadho ninkan ardayd hadii kale waxaan hor imandoonaa saxafada

BY cali maxamed xasan
awil_55@hotmail.com

********************************************************

Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.