Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


sideebay xukumada somaliland uga faidaysan doonta fursadan dahabiga ah ee martiqadka dawlada turkigu ufidisay by- Lababaale


(Hadhwanaagnews) Sunday, March 10, 2013
maanta waxaan qormadaydan ku eegayaa casuumada dawlada turkigu ufidisay madaxwaynaha somaliland iyo waftigii wasiirada eeka horeeyay

asc wrw

maanta waxaan qormadaydan ku eegayaa casuumada dawlada turkigu ufidisay madaxwaynaha somaliland  iyo waftigii wasiirada eeka horeeyay .oo runtii ah  fursad dahaba oo taariikhiya  .sideebu madaxwaynaha somaliland

axmed maxamed silayo uga faaiidaysan doonaa ? wamaxayse fursadaha ubahan inuu kaga faaiidaysto casuumadan uu ufidiyay raysalwasaraha turkigu?

 hadaynu dib u eegno dawlada turkiga oo kamid ah dawladaha aduunka ugu wayn  hadaynoqoto mid taariikhiya iyo haday

noqoto mid dhaqaale iyo haday noqoto mid siyaasiyaba  waxay  door wayn ka ciyaartaa  dhacdooyinka

kala duwan ee aduunka kadhaca .  dawlada turkigu waa dawlad dhaqale ahaan waxay kamid tahay  10ka dawladood ee ugu horeeya  xaga dhaqaalaha .siyaasiyana waxay qayb libaax kaqaadataa  arimaha kataagan

bariga dhexe .dawlada turkigu waxay inbadan doonaysay  inay kamid noqoto dawladaha ( union urupean) waxayse dawladaha yurubtu cadaadis ku saaraan  shicibka turkiga oo ah dad %80 muslim ah

 hadaba dawlada turkigu  waxay tartan kulajirta wadanka chinaha oo doonaya inay dawlado badan oo afrikana  lasamaystaan  xidhiidh ganacsi . sidaynu ognahayna wadanka chinuhu  wuxuu ganacsigisa gaadhsiiyay   wadamo farabadan oo afrika iyo asiya ba leh.sidoo akle ayay turkiguna doonayaan  inuu ganacsigodu ugaadho wadamo badan oo afrka iyo asiyaba leh .

 hadaba hadaan usoonoqodo  xidhiidhka somaliland iyo turkiga  waxa ay lahaanjireeen  xidhii dheer   oo ah mid     sxb tinimo  iyo mid ganacsi labadaba oo soojireena oo kusuntanaa taariikh dheer  oolaga joogo iminka qarni  inkabadan .isagoo turkigu deganaa  dhulalka xeebaha  saylac iyo berbera  .ganacsigisana  kalasoo dagi jiray  dekadaha somaliland .  ilaa iminkana ay dhisanyihiin dhismayashii waawaynaa ee uu kadhisay  berbera iyo saylac .

 hadaba madaxwaynaha somaliland  axmed maxamud silanyo  waxa uu casuumad rasmiya kahelay dhigisa raysalwsaraha  wadankasi turkiga rajab dayib ordigaan .  waxaana ksii horeyay wafti wasiro ah ookale oo kusugan wadankasi turkiga.

 

hadaba waxa lobahanyahay  in madaxwaynuhu  casuuamdan kaga faaiidaystoo  laba arimood labadaba

!- mid  siyaasiya  iyo  2- mid ganacsi

 aankuhorayno fursada siyasiga ah ee loo baahnayahay inuu kaga faaiidaysto  madaxwaynuhu safarkiisa waa inuu u cadeeyaa  mawqifka ama goaanka ay kataaganyihiin shacabka somaliland  wixii laysku odhanjiray midnimadii dhicisawday . una cadeeyaa  inaanay galikarin wax gorgortan ah qadiyada gooni isutaaga somaliland

 talabaad  waa inuu madaxwaynuhu kalahadlaa raysalwasare rajab dayib  sidii laysu waydarsanlaha  ganacsi dhexmara labada wadan ganacsatada somaliland loogu fududayn lahaaa  waxyabaha daruriga ah ee ay uagabahadan dawlada turkiga  waliba  kadalbadaa  sidii ay diyaarada tuki arline  duulimad uga bilabi lahayd somaliland iyo  inay muwadininta somaliland

kusafrikaraan kunagalikaraan basaborka somaliland . iyo xaga waxbarashada iyo dhismayasha sida wadooyinka ookale oo ay inaga caawiyaan . iyo waliba inuu casumd rasmiya ufidiyo raysal wasaraha ama kuxigenka raysalwasaraha ahna wasirka arimaha debeda  turkiga .

  arimahan aan kor kuxusay oo waxkuoola  faaida wayna uleh shacabka somaliland  ,waxaynu eegidoonaaa  madaxwayne siilaanyo  wuxuu kulasoo guryo noqdo  marka uusoo dhamaysto siyaradisa .

 

walahu waliyu tawfiiq

 

waa Qoraa  ahmed suleiman -lababaale )

 

xahmednuur@hotmail.com

********************************************************

Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga

 


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.