Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Waraysi Aad U Qiimo Badan Oo Ku Saabasan Waxyeelada Caafimaad Ee Ay Haweenku Kala Kulmaan Dawooyinka La Isku Cadeeyo Oo Aanu La Yeelanay Amina C/Lahi Maxamed Oo Dalka Britain Ku Barata Cilmiga Health & Beauty Therapy.


(Hadhwanaagnews) Sunday, March 10, 2013
Kampala-(HWN)-Waraysigan oo uu Khadka Telefoonka kula yeeshay Wariye Cabdiqaadir Maxamed Ciid (Baay),

Kampala-(HWN)- Wacan oo wanaagsan dhegaystayaal meel kasta oo aad dunida ka joogtaan, ku soo dhawaada Waraysi Khaas oo aad u qiimo badan oo dhinacyo badan taabanaya oo DHEGAYSI AH oo aanu khadka Telefoonka kula yeelanay Amina Cabdilahi Maxamed oo cilmiga Health & Beauty Therapy, ka barata Collage ku taala dalka Britain.

Waraysigan oo uu Khadka Telefoonka kula yeeshay Wariye Cabdiqaadir Maxamed Ciid (Baay), oo ku sugan Studio-yaha Shabakadda Caalamiga ah ee Radio Hadhwanaag ee ku yaala Caasimadda dalka Uganda ee Kampala, waxa ay Amina si qoto dheer oo faahfaahsan uga xog waranatay dhibaatooyinka aadka u badan

ee ay dumarku kala kulmaan caafimaad ahaan Kiriimadda iyo dawooyinka kala duwan ee ay haweenku u isticmaalaan quruxda ee ay ku cadeeyaan oogada sare ee Jidhkooda, iyada oo bixisay tallo iyo tusaalooyin wax ku oola oo arrimahan ku wajahan, waxaanay Amina si weyn u qaada dhigtay uguna nuuxnuuxsatay qaababka ugu fudud ee caafimaad ahaanlooga hortagi karo la tacaalista waxyeelooyinkan caafimaad iyo noocyada xanuunadda kala duwan ee had iyo jeer soo food saara haweenka dawooyinkan isticmaala iyo qaababka lagula tacaali karo....COMING SOON- KA FAA IDAYSI WACAN GOOR DHAW OO AANU IDIIN SOO DAYN DOONO WARAYSIGAAS OO DHAMAYSTIRAN HADII ALLAHA AWOODA SARE LIHI OGOLAADO FILASHO WACAN.
 

Cabdiqaadir Maxamed Ciid (Baay),

Himilo_10@yahoo.com

Tel 00256 792782217

Hadhwanaagnews.com/Office

Kampala/Uganda

 


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.