Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Xaflad aad u balaadhan oo loogu dabaal dagay maalinta haweenka aduunka oo kadhacay safaarada Ethopia ee magaalada london (daawo sawirada)


(Hadhwanaagnews) Sunday, March 10, 2013
Xaflad aad u balaadhan oo loogu dabaaldegay maalinta haween waynaha aduunka ee 8da marso ayaa habeenkii xalay ahaa lagu qabtay xarunta safaarada Ethopia ee magaladan london. Xaflada oo ahayd

 Xaflad aad  u balaadhan oo loogu dabaaldegay  maalinta haween waynaha aduunka ee 8da marso  ayaa habeenkii xalay ahaa lagu qabtay   xarunta safaarada Ethopia ee magaladan london.  Xaflada oo ahayd mid siwayn loo soo agaasimay ayaa waxaa  qaban qaabdeda  iska kaashaday   ururka haweenka Tigray ee (Tigray women?s  Association ?uk) iyo  ururka somalida Ethopia ee magaalada London.

Xadlada ayaa waxaa ka soo qaybgalay masuuliyiin  ka kala socota dawlada ethopia ,  iyo masuuliyiinta

style="mso-spacerun: yes">  labada urur ee soo qaban qaabiyay  iyo dadwayne aad u tiro badan .

Waxaa ugu horayntiiba halkaasi ka hadlay  Ambassadorka dawlada Ethopia u fadhiya magaalada London  Ambassador  Berhanu Kebede  oo ka waramay taariiqada  maalinta 8da marso,  waxaa kale oo iyaguna halkaas hadalo ka soo jeedyay     madaxda labada urur ee hawsha soo qaban qaabiyay marwo Sadiya iyo  Mrs kebede.

 Ugu danbayntii  waxaa isna halkaasi ka hadlay  gudoomiyaha  gudida qurbajooga somalida

ethopia mudane Jamaal sheikh ibraahim,.

Masuuliyiinta goobta ka hadashay ayaa dhamaantood kawaramay muhimada ay maalinta 8da marso u leedahay  aduunka gaar ahaan haweenka aduunka.  Waxaanay ku booriyeen dadkii goobta isugu yimi sidii  haweenku ay door muhiim ah uga qaadan lahaayeen hawlaha kala duwan ee bulshadu ay ubaahantahay.

 

Hadhwanaagnews .

Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.